Header Ads

  • Breaking News

    Madoonaysaa inaad noqoto qof programmin ah

    Madoonaysaa inaad noqoto programmin ah


    Sida'aan wada ognahay luuqadaha programmka in loo ga

    baahibadan yahay waqtiyadii hore hada maadaama ay

    tiknolojiyada ay sii' hormarayso taas oo dhalinaysa in loo baahdo

    in kabadan xiliyadii hore hada luuqaha banrnaamijyada

    ee kalda duwan iyo designka sidaa'darteed ayaan kuugu soo 

    bandhigayaa maqaalkan  



    websitekan edx.org oo kuu suura galinaya in aad 

    rumayso riyooyinkaaga in aad noqoto qof programmin ah, website

     kan oo ku siinaya koorsooyin kala duwan,oo ay  bixinayaan 

    jaamacadaha ugu sareeya aduunka,waxaanay  kuu oganayaan in 

    aad ka hesho shahaadooyin calaami ah,


    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad