Header Ads

  • Breaking News

    #4 Website oo 'aan idin soo xulnay  oo aad kabaran karto  photoshop,

    Waxa lagu tiriyaa Photoshop Barnaamijyadda ugu wanaagsan ee wax lagu degsin gareeyo  sawirda lagu hagaajiyo  oo xiligan aad loo adeegsado,ma’aha mid fudud in uu qofwaliba adeegsado,xiligan aan joogno waa muhiim in uu qofwaliba barto maadaama ay noqotay xirfad lagu macaashikaro,
    Maqaalkan waxa aan idin ku soo gudbinayaa #4 website oo  aan idin soo xulnay  oo aad kabaran karto  photoshop,



    Waa shirkad wax barash online ka boqolaal  koo soo yin ah bixisa majaalooyin badan  prograaminga ,marketing ,droppshuting,waxa kaloo bixisaa 450 koor sooyin oo hore noocoda loo arag, ku waasoo kuu suura galinaya in aad mudo yar aan dku barato, sidaa ayaan kuugu soo xuley in aad kabaratid koo sooyinka photoshop ka oo kuwo bilaasha,

    Hadaad dooneyso in aad noqoto qof professional ah,
    Waxa aad website kan ka helaysaa 2500 oo casharo photoshop
    Bilaasha ah,

    Majiro qof kabadiya garashada Photoshop ka adobe,
    Casharo ay bixinayaan shaqsiyado khibrad u leh
    Photoshop ka oo katirsa shirkada kuwaa sooo  kuu suura galinaya in aad ogaato wax yaabo badan,kana faa’ideysato aqoontooda
    Koorsooyinku waa bilaash,

    Hadaad raadineysay xirfado fudud oo kuu suura gailnaya inaad barato, Photoshop ka, website kan waa kana ad raadineysay,hadaad tahey qof bilow ku ah,barashada Photoshop, halkan waxa aan ka helaysaa casharo fudud oo aad fahmi karto.


    fursadu halmar ayay ku soo martaa Ka faa'ideysi wacan  (Xasuusnow)

    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad