Header Ads

  • Breaking News

    17 Website Oo Kaadhigaya Hacker Professional Waqti Gaaban


    Noqo Khabiir Information Security sida aan wadda ognahay maanta in ay bateen weerarada
     hackerku


     Qaadaan taa soo daruuri ka dhigeysa in lahelo khubarro Baara weerada iyo meelaha dal

      daloolada ay


     Hacker ku adeegsan karaan xiligan xiliga maanta la joogo waa muhiim in aad barato   information 

    Security hadaad tahay qof Barta Culuumta Technologyada  

    Maanta waxaan Maqaal kaan kula wadaagayaa 17 Website oo kaa caawinaya waqti gaaban In 
    Qof Khabiir Ah Amniga Macluumaadka,


    Websiteyo Lagu Falanqeeyo Daldaloolada Amniga Macluumaadka 
    Websiteyadan Waa bar ay ku soo gudbiyaan Hacker ku daldaloolyada Amniga Macluumaadka lana

     Wadaagaan dadka doonaya in ay wax ka bartaan aya goona sharxaya sida aan uga faa ideysan laheyd 

    daldaloolyada Amniga Macluumaadka ,



    Goobaha Ciyaaraha Hackerka

    Wesbiteyadan Waxa ay kugu Caawinayaan In aad Ogaato Aqoontaada Information Secrity

    Inta ay gaarsiisan tahay Oo aad kula Tartanto Hackerka,


    Websiteyada Hackerka

    Waa goobo Ay ku kulmaan Hackerka Professional ka ah iyo Kan bilowga ah oo ay lawadaagaan mid weyn iyo mid yarba Information Security,










    1 comment:

    1. Fiiri muuqaal ka Soo bixi 17 website oo hacker kaa dhigaya

      ReplyDelete

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad