Header Ads

  • Breaking News

    Website yada ugu caansan deeqaha waxbarashada bixiya


    Malaha in badan ayaad ku fakirtay in aad raadiso website yo

    kaa caawinaya in aad hesho deeqo wax barasho si aad heersare

    ugaadho maqaalkan maanta waxa,aan kula wadaagaynaa
    riyooyinkaaga,


    Schoolarship
















    Hey Success

    Website kan waa koob lagu soo bandhigo dhamaan deeqaha wax 

    barsho  heerarkooda kaladuwan ,iyo isdhaafsiga aqoonta, fursado 

    tababaro bilaash ah, marka hore iska diwaan gali kadibna

    si sax ah,ubuuxi file kaaga.iyo shuruudaha,hubaal waxa kugu 

    sogaya fursado wax barasho,

    Marwaliba website kan waxa uu soo bandhigaa deeqo wax barasho

    oo kala duwan wadan waliba ee aad doonayso ,waxa uu ka mid 



    yahay website yada caanka ku  ah,soo bandhigista deeqaha iska 

    diwaan gali deeq waliba ee soo baxda wax ay kuugu soo dirayaan email kaaga



    Waa website khaas u ah, africa ,oo soo bandhiga fursadahaiyo 

    deeqaha wax barasho,galbeedka ,koofurta ,waqooyiga, intaba

    waxaad ka helaysaa deeqo loogu talagay ,iyo waxay qabtaan 

    tartamo,isku diwaan gali email kaaga si ay kuugu soo diraan deeqa

    ha cusub ee soo gaadha


    si wayn ayuu kuu caawinayaa , helida deeqo wax barasho kugu

    haboon wadan waliba ee aad doonayso 


    Waxaad kahelaysaa in ka badan 3991,oo deeq wax barasho oo kala

     duwan badan keedu yahay united states



    Ugu dambeyn website kan,sidoo kale  website kan waxa uu soo 

    bandhigaa  deeqo wax barasho dunida oo idil.

    Maxaad Ubaahantahay Si aad Ugudbiso Codsigaaga Waxbarasho

    1.School Certification Graduation{  Shahaadada dugsiga sareee cadaynaysa in aad kasoo gudubtay} oo

    ku turjuman luuqada English ka,Ama  wadan ka mar kaa aad 

    deeqaa ka heshay luu qadiisa,dabcan hadii ay ku waydiiyaan.

    2.Transcript{Warqada cadaynaysa  natiijooyinkaaga wax barasho}oo ku turjuman luuqada dalka aad deeqda ka heshay

    3.Certification or,Diploma {Cadaynta heerkaaga luuqada enlishka}

    4.Imtixaanada caalamiga ah ee,IELTS,TOEFL,ama GMAT

    5.Cv {OO ka turjumaya aqoontaada xirfadahaada iyo guulahaaga }

    6.Sidoo kale diyaarso warqada loo yaqaano {Personal statement}

    iyo warqada loo yaqaano {motivation letter}


    Nalawadaag Ra'iyaaga ku saabsan mowduucan





    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad