Header Ads

  • Breaking News

    Barnaamij Kuu Ilaalinaya Xogtaada sirta ah Computerka!!!

    Marka aan lee nahay Computer khaas inoo ah ay ku jiraan macluumaad xasaasi ah oo muhiim inoo ah oo hadiyo jeer aan doonayno in aan qarino si aan cidna u'arag xitaa hadii computer keena lajabsado,
    xitaa qofka adeegsanaya computer keena ama Familka ka mid ah ama saaxibadeena,
    Xogta oo is kugu jiri karta fiidiyow,Documents,ama Sawir, taa soo aan doonayno in ay san gacan kale arag, Maqaalkaan maanta waxa aan kula wadaagayaa  Barnaamij Bilaasha ah oo kuu suura galinaya in aad xogtaada qariso dhamaan Folderada xogta kuugu jirto,














    Hagaag, Marka hore xaga hoose ee dhamaad ka maqaalkan  linkiga ka dajiso  Barnaamijka





    Kadib markaad soo dajiso Barnaamijka Install ku samee Barnaamiku waxa uu lamid yahay barnaamijyada kale, Kadib fur sida sawirka kaaga muuqata

    Khaanada 1 aad  waxa aad ka soo dooranaysaa filles ka aad doonaysid in aad qariso,
    khaanada 2 aad waxaad galinaysaa filles passworku xiran yahay oo aad doonaysid in aad  ka jabiso,
    kadib markaad ku soo dartahay fille lashiid aad doonaysay in aad qariso si aan loo arkin,
    waa in aad doorataa Passworka barnaamika kuu suura galin lahaa in aad soo gasho  sida sawirka kaaga muuqata.





























    Fiiro gaar ah:: Mudada  Barnaamijku way xadidantahay ka faa'ideyso 





    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad