#KAMA MAARANTID HADII AAD TAHAY QOF ARDAY AH BARNAAMIJKAN
Xiliyadii dambe
ee la soo dhaafayay waxa soo badanayey barnaamijyada kaalinta kaqaadanaya wax
barashdada oo fududeeya hawlaha iyo waajibaadka
waxbarashada,
Barnaamijka waxaa la yiraahdaa Socratic, fikraddiisu waa
mid aad ufiican oo suurtagal ah su'aasha, iyada oo aan loo eegin chemistry,
mathematics iyo history barnaamijku si
dhaqsi ah ayuu uga jawaabi doonaa codsiga waxaa laga helayaa Android iyo IOS oo
aadna u soo dejisan kartaa bilaash.Ka dib markaad , linkiga hoose kala soo dagtid
waxaad furi doontaa daaqadda kamarad, waxaad garaaci doontaa isleegta aad
rabto, oo aad dooratid leydi sida aad ku aragto sawirka.
Kadibna
waxay kuu xallinayaa habka lagu
xallinayo isla'egta si faahfaahsan oo caajis lahayn oo lagu xalliyo xalka ugu dambeeya.
Sidaan horey
u soo sheegnay, waxay sidoo kale ka jawaabi kartaa su'aalaha taariikhda iyo
kiimikada.kaliya waa in aad camerada
ujihaysaa dhanka su'aasha .
Shaki kuma
jiro in barnaamijku mudan yahay in aad tijaabiso, gaar ahaan haddii aad tahay
arday dhigta dugsiga sare ama xitaa heerka dhexe, ha iloobin inaad ka tagto
ra'yigaaga ku saabsan barnaajika
sanduuqa faallooyinka (comment).
Ha illaawin in aad lawadaagto asxaabtaada wax barashada u (Share) garee
No comments