Google oo labo website hawada soo galisay lahadal buugaagta iyo sifudud kubaro luuqada English ka
Qeebta baarista shirkada "Google Research "oo soo saar tay labo website oo adeegyo kala duwan qabanay,
kan koo baad oo lagu magacaabo " Talk to books" la ahadal buugaag kabadan 100000 buuga,
Markaad gasho websiteka waxa kuu soo baxaya wajahadan hore ee baarista galin kalimada aad doonayso in aad raadiso kadibna "Go" riix waxa kuu soo baxaya kutubyada kahadlaya jumlada aad raa disay adeegan oo kuu suura galinaya in aad si fudud ku hesho su'aalo aad la'ayd jawaabohooda,
Casrigan aan ku jirno luuqada englidhku waxa ay noqo tay mid
waajib nagu ah in aan barano maadaa ay qeeb weyn kaqaadayso
maada ay noqo tay luqda kaliya ee caalam ku adeegsado
waxa jira waxyaabo kaa caawinaya bashada luuqda englishka
shirkada google ayadoo og' caqabadaha haysta dadka doonaya
in ay bartaan luuqada english ayay soo saar tay website
si'uu kuugu fududeeyo barashada jumladaha luuquda englishka
semantris: waa ciyaar jumlado isku xirayso jumladaha midabka
Buluuga oo aad ku xirayso jumlada u qalanta oo ay is qaadan karaan sida "xeebta" oo aan ku xirayno jumlada "safar" hadii uu hooseeyo heerkaaga luuada englishka aad ayuu kuu caawinayaa in aad hagaajiso heerkaaga luuqada,
No comments