Diyuurad duuliyo la'aan ah oo awood uleh halsanno hawada kujirto
Injineerada shirkada BAE Systems waxay ku guulaysteen in ay
soo saaraan diyuurad aan duuliyo lahayn ,ama diyuurad duuliyo la'aan ah oo duuli karaysa sannadka oo dhan oo aan doonayn
wax dayac tir ah. iyo shidaal .Dronkani waxa uu isticmaalayaa
awooda cadceeda,ama qoroxda si uu awooda buuxa inta lagu jiro maalinta, kadibna si toos ah ayuu dib ugu soo celin karaa batariga qalliinka habeenkii
waxa lafilayaa in loo adeegsado Dronkan cusub ee magacan wadata
Phasa 35 kormeer ama, in lagu fidiyo isgaarsiinta meelaha fog fog
Dherer fugaan gaaraysa 21 kun oo mitir .shirkadda oo tijaabo ku wada diyuurada waxa lafilayaa in 2019 si toos suuqyada loo soo galiyo dhererka Garabyadeedu 35 mitir waxana uu miisaankeedu yahay 150 kiiloogaraam, Aas aasaha iyo Agaasimaha BAE Systems ayaa sheegay in Dronkan cusub ay awood u leedahay
in ay badasho qaabka aynu uga fekereyno habka isgaadhsiinta.

No comments