Header Ads

  • Breaking News

    Liiska Barnaamijyada Iyo Games ka Android Ee Sanadkan 2017 Ugu Wacnaa


    Liiska Barnaamijyada Iyo Games ka Android Ee Sanadkan 2017 Ugu Wacnaa





    Gabagabada sanad waliba ayaa shirkaduhu soo bandhigaan wax yaa bihii ugu wacnaa ee sanadkaa
    Dadku ay xiiseynayeen ,Shirkadda Google Play ayaa soo bandhigtay liiska barnaamijyada iyo games  Android ee sanadkan 2017 ugu wacnaa,

    Aanu eegno liiska Games ka ugu dajiska badnaa ayadoo Ciyaarta Super Mario Run ay aheyd tan ugu dajiska badneyd dhamaan ciyaaraha elektarooniga google play maysan sheeegin inta mar ee ladjiyay lakin sida lawada ogaa markii ugu horeysey ay ciyaartan la soo bandhigey waxa ladajiyey isku darka Android and Ios 200 Milyan,


    Barnaamijyada Cusub Ee Ugu Dajiska Badnaa  

    Games ka Cusub Ee Ugu Dajiska Badnaa  

    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad