#3 Ma cabtay Biyo kugu filan maanta oo idil? #3 Barnaamij oo ku xasuusinaya in aad cabto biyo
Biyuhu waa
wax yaabaha ugu badan ee uu qofku u’baahanyahey
In badan
ayaan ilownaa in aan cabno biyo nagu filan, ayadoo ku jirto caafimaadkeena in
aan biyo badan cabno mashquulkeena oo badan owgeed,
Maqaalkan
waxa aan kuu gu soo kudbinayaa #3 banaamij oo mid walba uu helay 10 milyan oo
dajis ah, waxa ay kaa caawinaya in aad
xasuusato in aad biyaha cabtid,
Wax yaabaha
iga cajab galiya barnaamijkan waxa ka mid ah, in uu ku waydiinayo inta kilo
gram aad tahay si uu kuugu sheego qiyaasta ku gu haboon ee biyaha aad u baahantahay maalintii oo idil,
Asagoo ku
xasuusinaya maalintii oo idil kuuna soo diraya,fariino xasuusin ah, in aad
cabto biyo,iyo wax yaabo kale oo aad ii
cajabiyay oo aan kuu deynayo in aad ogaato adigu,xiataa waxa uu diwaan
galinayaainta mar ee aad manta cabtay,sida kaaga muuqata sawirada,
Faa’ idada
kijirta in uu qofku helo bilyo ku filan waxa ay ka qeeb qaadataa in uu qofku
jirkiisu iska saaro qashinka,suntan,iyo in uu wareega dhiiga xoojiyo, Water Time
waxa uu kuu nidaaminayaa waqtigaya aad biyaha
u’baahantaahay
waxa uuna ku
siinayaa rootin ,in aad la qabsato in aad mar walba aad
Waa Barnaamij
ku xasuusinaya in la joogo xiligii aad cabi laheyd biyaha
Aad
cabilaheyd isku dheeli tiraya biyaha
jirkaaga ku jira iyo in aad ubaahantay in aad isku dheeli tirto,
fariimaha xasuusinta oo uu kuu soo
dirayo,iyo in aad lasocoto biyaha inta aad u baahan tahay in aad cabto,
Biyuhu waxa
ay lee yihiin faa’idooyin badan oo ay ka mid tahay in ay
Dhimaan
miisaan ka jirka,qurxinta haraga timaha,iyo in ay ka cansiiyaan
In uu jirku
si wacan u qabto shaqadiisa.
No comments