Header Ads

  • Breaking News

    ogow in lajabsaday computer kaaga


    Waxa dhaca weerarro badan oo ay Hacker ku gays taan oo ay xogmuhiim ah u dhacaan,
    sida aan wada ognahay qofwali waxa oo naga mid ah waxa uu kabaqaa in loo dhaco xogtiisa ama
    la jabsado computer kiisa, maadaama  ay bateen Barnaamijyada suura galinaya in la jabsado,Xogtaada khaas ka'ah.
    Maanta waxa aan kula wadaagayaa sida aad ku Garan karto Hadii Lajabsaday Computer kaaga. 

    1. Software Anti virus-hadii uu si toos ah u 'istaago:

    Hadii aad joojin Softwareka Anti Virus ee ku jira Computer kaa ga,
    Laakiin aad dib ka aragto in uu san shaqayneen Software Anti Virus ka uu si toos ah u istaagay  taa si waxa ay ka dhigan tahay in computerkaaga uu la kulmay weerar maadaama ay san Barnaamijyada Softwareka aysan  is kood u is taagin .

    2. Passwor kaa gu Mashaqaynayo

    Hadaadan badalin Password kaaga laakin uu san kuu shaqayn oo aad galiwaydo Accountigaaga ama aad ugudbiwaydo Shaashada Computerkaaga taasi waxa ay ka dhigan tahay in computergaaga la kulmay weerar.

    3. Wax yaabo Cusub Ayaa Kaaga Muuqda Bogkiciyahaaga (Browser)

    Hadaad aragto wax yaabo cusub oo aad hore aad u arag ama websiteyo aad hore u booqan aad ku arag to bogga hore ee bogkiciyahaaga (Brower) kaaga waxa aad ogaa taa in uu Compuetgaagu la kulmay weerar kaa ga yimid dhanka Hackerka.

    4.Mouse (Tilmaame) Kaligii Ayuu Dhaqaaqayaa

    Hadii aad aragto Mouse ka in uu kali gii dhaqaaqayo oo meel kaliya dul istaagayo waa in aad ogaataa in Computerkaaga lajabsaday.

    5.Printin kaaga Maqaadanayo Awaamirta Aad ka siiso Computer kaaga

    Weerarrada Electronic ga Masaameyso Computerkaaga Oo Kaliya  waxa kale oo ay saameysaa
    Printer ka Kuxirnaa Computerka la kul may weerarkaa Tusaale Hadii Printin kaaga uu diido in uu awaamirta qaato oo uu soo saaro waxa aad u dirtay  ama xili dambe uu xasuusto Taasi waa  mid kamid ah astaamaha sheegaya in Computerkaaga Lajabsaday.

    6.Masaxid Xog Muhiim ah 

    Tani waxa Sitoos ah kuugu Cadeynaysaa In Computerkaaga Loo dhacay
    Hadii aad waydo Xog Muhiim kuu Ahayd Ama Barnaamijyo Muhiim Ahaa  Lamasaxay Oo aad ka waydo  adiga oo Aan Ogayn  taasi waa  mid kamid ah astaamaha sheegaya in Computerkaaga Lajabsaday.

    7.Computer kaaga Waxa Ushaqeynaya Si Culeys

    Hadii weerarka Computer kaaga Qaadatay Wax Badan In lajabsado hadii aad aragto in xawaaraha Internetkaaga hose udhacay Computerkaaguna aad Culeys ka dareento
    Saxiibkay Akhristaha Timlaamahaan waxa ay kuu suuragalinayaan in aad ogaato astaamaha
    Computerada lajabsaday.
    Waxa aan filayaa in aad Kuqanacday xogtan..



    Wixii Su'aalo Ku saabsan Hacker ka waad nasoo weydiin kartaa 



    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad