Header Ads

  • Breaking News

    Hadda waxaa suuragal ah in aad taleefonkaaga smartiga u' isticmaasho  fura ahaan  si aad u xakameyso gaarigaaga


    Waxa dhawaa nahan soo baxay shirkadaha gawaadhida kireeya oo ay ugu horeyso  avis  ، oo is kaashi la sameysay shirkada  Continental  taa soo lagu hormarinayo farsamada suura galinaysa in Taleefonka caqliga  leh gawaadhida laga xukumo tijaamadan  ayaa waxa laga sameeyay magaalada Kansas ee ka tirsan mareekanka si loo ogaado tayada wax qabad ee farsamada, barnaamij kan oo kuu suura galinaya in aad xidho daaqada gaadhiga iyo in aad furto ama gaadhiga shido
    Adigoo adeegsanaya taleefonkaaga  barnaamij kan oo awood u siinaya qofka in uu si buuxda umaamulo gaadhiga,





    Sida uu sheegay Madaxa fulinta ee shirkada tani waxa ay dhalinaysaa kacdoon in shirkadaha gawaadhida kireeya ay helaan macaamiil badan waxa uu in taa ku daray waan ku guulaysanay in aan fududayno macaamiisheena in ay si buuxda umaamuli karaan gaadhiga,waxaan ku dadaaleynaa in aan gaaar siino dhamaan dalalka ay shirkadu ka howl gasho.



    Xigasho



    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad