Header Ads

  • Breaking News

    Xirfad Fudud OO kuu suuragalinaysa inhaday mobilekaaga shaashada kaa burburto in aad kala baxdo xogtaad kuugu jirta!!


    Mobile ku waxa uu aad u saameeyay nolasheena waqtiga ugu badan ayaan ku bixinaa, waxa uu saameen  weyn ku lee yahay go aamadeena,maadaama,
    Aan ,ku wadaagno wax yaabaha go aan nadeena guu layn lahaa ,ama fashilin lahaa, manta majirto qof ka maarma mobileka,xitaa waxa aan ku wadaag naa swarada muhiimka inoo ah,oo saamaynta I noo leh,
    Haduu naga lumo ama laxado,xitaa haduu nagajabo,aad ayay noo saameenaysaa,


    Maaqaalkan maanta waxa aan idin ku soo gudbinayaa Xirfad aadan ogay,ama aadan karanayn  haduu mobile ku kaa dhoco waxa hubaal ah In ay shaashadu ay wax gaarayaan,marka ay shaashadu buruburto,oo aad awood uyeelan waydo in aad kala baxdo wax yaabaha muhiimka kuu ah oo ad dan doonay in ay gacan kale galaan,sida ugu fudud ee aad ula bixi lahayd,
    Hadii ay arintan ku qabsatay  waxa aan kuu soo bandhigayaa  xal fudud
    USB OTG.waxa aad ka helaysaa meelaha qalabka electronicga lagu iibiyo



    Oo dhinaca hore ka ah  afka jaajarka mobileka xaga dambana ka ah kodka USBga




    Galaan waxa aan u isticmaalaynaain aan ku xirno mouse computerka si aan umaamulno shaashada burburtay,


     waxaana awood u yeelanaysaa in aad furto bluethka ama wireless ka si aad ugu tuurato xogtaada  ama sawiradaada aad memoriga ku wareejisato,xitaa daysan shaashadu shaqeenayn.

    No comments

    Post Top Ad

    Post Bottom Ad